Tima afs
@tima_afss
Iscritti
visualizzazioni
Videos
API
30K
Contatore iscritti YouTube in tempo reale
Loading Advanced Analytics...
Tima afs
Ku soo dhawoow adduunkayga! ๐ฌ๐ฅโจ
Anigu waxaan ahay qof jecel Animation-ka, waxaanan kuu soo bandhigayaa soo koobidyo xiiso leh iyo sheekooyin cajiib ah oo ka yimid dunida animation-ka.
Ma aha oo keliya inaan sheego sheekooyinka iyo qisadahaโ waxaan ku sameeyaa aniga oo adeegsanaya shakhsiyaddayda animation-ka๐พ si aan kuu dareensiiyo sheekada sidii adiga laftaada oo ku dhex jirta!๐คฉ
๐ฏUjeedadaydu misa guushayda waa in aan jacaylka animation-ka aan soo gaarsiiyo Soomaalida iyo dhalinyarada jecel farshaxanka sheekooyinka muuqaalka ah.๐ ๐๐ผ๏ธ๐จ
โจHaddii aad tahay qof jecel sheekooyin, sawir gacmeedyo, iyo fikrado qoto dheer oo aan laga dareemin meel kale โ kanaalkan adigaa leh๐!Subscribe garo, oo aan ku bilowno safarkeenna animation-ka! ๐
Embed
Controlla gli iscritti YouTube in tempo reale. Statistiche live, visualizzazioni, creator e ricerca per nome utente.
Videos
Walaalaha Balanbaalista ๐ฆ๐ | Falanqaynta Qoyska Kocho โ Dilaayga Shaydaanka ๐น(P8)๐ฅ
Uploaded
41,852
visualizzazioni
3,171
Likes
281
Comments
About RealtimeSubCount.com
Controlla gli iscritti YouTube in tempo reale. Statistiche live, visualizzazioni, creator e ricerca per nome utente.