SahalTech
@sahal_tech
Iscritti
visualizzazioni
Videos
API
10
Contatore iscritti YouTube in tempo reale
Loading Advanced Analytics...
SahalTech
Sahal Tech wa hooyga Barashada xirfahda iyo U adeegida bulashada.
waxaan Ardeyda barnaa Courseska kala ah .
1. Barashada Alibaba .
2. Barashada Journalism (Saxaafad).
3 Barashada Graphic Design.
Dhamantoda wa free .
waxaa kalo Bulshada uqabana oo aan sameyntaa.
1. Sameynta boorka, xafladaha arooska, Dukaamada, iyo goob waliba u baahan boor diyaar ayaa unhay ina u sameynto design iyo daabacad, xitaa dhejinta wa diyaar.
2. Sameynta Posterada .
3. Sameynta Shahaadooyinka .
4. Sameynta muuqadalda AI.
5. Sameynta ID cards .
6. Sameynta cover facebook/Youtue iyo X.
7. Sameynta invintationska .
8. Sameynta loogoyinka .
9. Sameynta Books cover .
10. Sido kale waxaa qorna buuga qalin badalashada jamacadda.
F:G dhamaan Shaqoyinka waxaa ku qabana waqti kooban iyo qiimo aad u hooseya oo lala jaanqaday jebka macmiilka.
welcome Gacmo furan iyo tayo laisku haleyn karo.
WhatsApp numbers:-
+252617068530
+252770508333
+252613031681
Embed
Controlla gli iscritti YouTube in tempo reale. Statistiche live, visualizzazioni, creator e ricerca per nome utente.
Videos
#team27 #sheikh mustafa
Uploaded
3
visualizzazioni
1
Likes
0
Comments
About RealtimeSubCount.com
Controlla gli iscritti YouTube in tempo reale. Statistiche live, visualizzazioni, creator e ricerca per nome utente.